Wasaaradda Caafimaadka ayaa war degdeg ah ka soo saartay kiiska hooyada ku dhashay wadada meel u dhow isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho. “Wasaaradda caafimaadka waxay tallaabo sharci ah iyo mid…
Author
Warsan Radio
Walaac xooggan ayaa laga muujiyay kororka weerarrada iyo isku dayada afduub ee ay burcad-badeedda Soomaalida ku beegsanayaan maraakiibta maraya xeebaha Soomaaliya, iyadoo xaaladdan ay soo celisay cabsi horey loo qabay…
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hanaanka Lacag Bixinta Qaranka
written by Warsan Radio
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 12-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane…
Meelo kala duwan oo katirsan Dalka Maraykanka waxaa laga taagay Calanka Soomaaliya, Bulshada arrintaas samaysay ayaa diidan tallaabooyinka qalafsan ee Madaxweynahooda ku beegsanaya Soomaalida ku nool Dalkaas. Goobaha Waxbarashada iyo…










