War kasoo baxay Nabadsugidda Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa lagu sheegay in howlgal ay ciidankaas ka fuliyeen inta u dhaxeysa Raaskaamboni iyo Badhaadhe kusoo qabteen 90 Miino oo qaarkood diyaarsan iyo warshaddii…
Warsan Radio
Koofur Galbeed oo Hay’adaha Samafalka kala hadashay Abaarta ka jirta Deegaannada Dowlad-Goboleedkas
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Cabdinaasir Cabdi Caruush ayaa kulan gaar ah la qaatay Mas’uuliyiin ka socotay Hay’adaha Samafalka iyo bah-wadaagta Gargaarka oo ay kawada hadleen…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr. Cabdullaahi Bin Saalim Al-Nucaymi. Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, kaas oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre. Kulankan ayaa looga hadlay qodobno dhowr ah oo…
Goordhow waxaa Madaxtooyadda Soomaaliya ka furmay Dowaladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Maamulada Puntland iyo Jubbaland. Kulankaan ayaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka, Abaaraha ka jira…










