Hay’adda Ilaalinta Amniga Internet-ka ee Itoobiya (INSA) ayaa soosaartay digniin la xiriirta suuragalnimada burcad dhac u gaysan karta Koontooyin WhatsApp inta lagu guda jira Doorashada Jiilka 7aad ee Baarlamaaniga ah…
Author
Warsan Radio
DEG DEG Xaaji Eeney oo ka mid ahaa ganacsatada sida weyn looga yaqaanay KGS ayaa goordhow geeridiisa la xaqiijiyey.
written by Warsan Radio
inaalilaahi wainna ileeyhi raajicuun waxaan ugu tacsiyeynayaa ehelka, qaraabada iyo guud ahaan shacabka soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid rabbi hau-naxaristee Haaji Aadan Abdulaahi oo ku geeriyooday magaalada Nairobi…










