Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe, iyo Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah ugu yeeray xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay…
Author
Warsan Radio
Degmada Jalalaqsi oo maanta ka billaabatay ololaha diiwaangelinta codbixiyaasha
written by Warsan Radio
Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle waxaa maanta ka billowday ololaha diiwaangelinta codbixiyaasha, waxaana la diyaariyay xarumaha lagu diiwaangelin doonno Dadka Magaaladaas. Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka ayaa sheegay in…










