Madaxweynaha Dowlad goboleedka Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa maanta soo saaray xeer Madaxweyne oo tirsigiisu yahay Lr. 299, kaas oo lagu magacaabay Wasiirro, Wasiir-dowle iyo Wasiir ku-xigeenno cusub…
Author
Warsan Radio
Maxaa ka jira in Dalalka xubnaha ka ah EAC in ay bixinayaan Mushaarka Xildhibaannada Dalladaas?
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dalalka ku bahoobay Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa la hordhigay qorshe la xiriira in Dowladahooda ay bixiyaan mushaarka Xildhibaannada Baarlamaanka Ururkaas si loo daboolo culayska dhankaas uga imaanaya. Guddoomiyaha…
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Maraykanka kula kulmay mas’uuliyiin ka socota Bangiga Adduunka
written by Warsan Radio
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige ayaa Dalka Maraykanka ka billaabay wadahadallo la xiriira saamaynta dhaqale ee ka dhalatay xaaladaha Cakiran ee Caalamka. Kulankaan…










