Dowladda Turkiga ayaa ballaarisay Saldhigyada dibadda ay ku leedahay iyada oo noqotay Awoodda labaad ee Caalamka marka la eego tirada Xarumaha Militari ee ku yaalla Meelo kala duwan sida lagu…
Bulshada Soomaaliya ayaa sanadkaan korortay iyada oo kor u dhaaftay halkii sanado kahor ay joogtay marka la eego barta lagu kaydiyo Bulshooyinka kala duwan caalamka tirada lagu sheegayo iyo sida…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahino dheeraad ah ka bixisay howlgallo culus oo ay saacadihii la soo dhaafay Kumaandooska Danab oo kaashaneysa kuwa Jubbaland ka wadeen deegaanno ka tirsan gobollada Jubbada…
Afhayeenka baarlamaanka Iiraan – ahna ninka ugu sarreeya ee hogaaminaya wadahadalladii bishii hore ee ay la yeesheen Mareykanka – ayaa sheegaya in Mareykanku uu khatar geliyay amniga maraakiibta iyo tamarta…
Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda , qarax ka dhacay warshadda rashka ee gobolka Hunan ee dalka Shiinaha ay ku dhinteen 26 qof, halka 61 kalena ay ku dhaawacmeen. Shaqaalaha samatabbixinta…
Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa sheegtay in Iiraan ay markii ugu horreysay gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku qaadday dalkaas tan iyo markii xabad joojin ay la gashay Mareykanka 8-dii…
Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu duqeeyay toddobo doomood oo “dheereeya” Iiraan ah oo ku sugan Gacanka Hormuz, xilli Washington ay raadineyso inay maraakiibta ku xayiran Gacanka ka…
Wargeyska The New York Times ayaa daabacay warbixin muujinaysa xiisad cusub oo ka taagan xeebaha Yemen, kadib markii ay adkaatay in dib loo soo celiyo markab shidaal oo lagu magacaabo…