Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka digay saameynta ka dhalan karta Fatahaadaha laga cabsi qabo in ay ku dhuftaan qeybo kamid ah dalka. “Waa in…
Author
Warsan Radio
Waxaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ka qabsoomay kulan ay yeesheen Wasiirrada Difaaca Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi iyo dhiggiisa Turkiga, Yaşar Güler. Sida ay shaacisay Wasaaradda Gaashaandhiga, kulanka ayaa diiradda…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta lagu wado in uu la kulmo dhiggiisa Jabuuti
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu maanta la kulmo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle si ay uga wadahadladaan Xaaladda labada iyo xoojinta iskaashiga…










