waxaa maanta ku geeriyooday isbitaalk magalda baydhabo Malaaq cali Bare oo u geeriyooday cudurka shuban biyoodka hadaba waxaan ka wareeesanay afhaayeenka golahaa koonfur galbeed soomaaliya Malaaq Deeraw wareysigiisana sida tan…
Warsan Radio
Dhageyso:-ATHIINY MO’OSHIITHY QEYBTII 7AAD OO KI TIRSANGH QEYBTII 3AAD MAREGHDII TARASH
Hatany fiyaawaang ii nebed dhugunsathiyaal meel kastoo ising rooghdaang, sikasaty isiing niigh dhugunsethaasaangh. Jimaa feyly markaly haky dhowaathy qiibtii lixaad ee barnamishkii inky magadarny “ADIINY MO’OSHIITHY”, kaasoo jimaa kasty kedkung…
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye……
Sawiro: Shariif Xasan Iyo Wasiiradiisa Oo Ka Shiray Arrimaha Amniga Iyo Abaaraha,
Baydhabo(wadaninews24)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta shir guddoomiyey kulan golahiisa wasiirada ku yeesheen magaalada Baydhabo, waxaana kulankaasi looga hadlayey arrimo ku aadan amniga iyo abaaraha…
Dhageyso:-Kulunka Golaha waziirada dowlada goboleedka Kgs ayaa looga hadley ammanka iyo abaaraha
Madaxweynah Maamulka koonfurGalbeed Somaliya shariif xasan sheekh adan Ayaa manata shir Gudoomiyey Kulunka Todabdlaha ee Golaha waziirada Koonfurgalbeed , waxana looga hadleyey Ammanka , iyo Abaraha waxana ka soo Qeeb…
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye…










