Hatany fiyaawaang ii nebed dhugunsathiyaal meel kastoo ising rooghdaang, sikasaty isiing niigh dhugunsethaasaangh. Jimaa feyly markaly haky dhowaathy qiibtii lixaad ee barnamishkii inky magadarny “ADIINY MO’OSHIITHY”, kaasoo jimaa kasty kedkung haatoow niinky barateen iny uny howathy hasiing marsiiny, dhughunsithiyaal jimaathung maybaa hor ingh watheeye ku sheekeyoowky haldoor Al-abwaan lahamiiste fanaan Mahamuud Haaje Mahamed Tarash.
Mataawiyaany iny araathaany luku helaaw abwaangh tarash haathoow e ya dheghaagheey ki dhiithy mijhilkoo jeerateethii sitimaangkung any oo beledky dhatiis rooghy mad any baal fadhiithy dhalinyary sheekothaasy oo dhughunsity barnaamishky “ATHIINY MO’OSHIITHY”. Maddaasaa dheghdy ingreebeey si feyly ingdhughunsithy sheekithiyoo si any wal unkuly bahy wali yoo isku bedely fikirshoo hordhaang yoo ku haysitheengh fanaaniinty araathiyoo iyo haty meely yoo rooghaangh.
Wal bathanghaa is badely goob gaabtii yaraayty ee any fidhiyi meely dhalinyaroothy ky sheekothaasy taasny may ii abuurteey iny Barnaamishky ATHIINY MO’OSHIITHY elifoowsheey linky qasaarny oo naghathy barnaamish darsheey ku galy.
Haanaas ku weelnooy kormarkii barnamishky. Hatany reed inky naghanooy ku faalathoowky hesooghii abwaan Mahamuud Haaji Mahamed Tarash.
Geeky waly haqaathathy doonghnee heesy yoo ku mid eyiin. “Aragsameey”, “Dheghy Haphooghang.” “Abtiyoow Beengh I bar”. “Ta’atiyoow.”
Heesky aragsameey walibuwaa hees guthy wiing oo dhiny kasty lingh jiithiyi ing birimaasy hoo haathy fady jeel ii wadany lamaatheby.
Heeky wali ki bilaawathaasee. “aragsameey ingbathang jeelki kiing oomanaayi, ebedsheeyby iighoo ku noolaay anshariisanaayi,amantii aftiinkii iritoo hely leey ood ky qataaramy, heeleey haphaalaayeey, haphaaheliyaaylaayeey heeleey haphaalaayeey,aragsameey any la’aantaa irky geed ii uloo loqobsathaaw ilaaheey aboori ees haliinkoo male I aymiyaasy laa”.
Hees hees dhaaftiyu oo dareen jeel ku maathy oo afkii ayoow abwaanky kiinky heesaaw waany wali ku dhadhamiyaasee jeel eed ingdorang iny haaye oo usy meel dheer jeeyi waany ki dhowyi iny usy ing amoothy.
Lang jeelgali ariiti usy jeelaathy maghy ya ing ly bahee ariitoow abwaan Tarash wali inky weereey aragsameey. “ATHIINY MO’OSHIITTHY.”
Heesoo tang dhi tang dhaaf my le ee usy qaathi Abwaang ,Mulahanmiisty ,Fanaagh Mahamuud Haaji Mahamed tarash. Iila dheeg kabannky shanqaraaw ee Abwaang tarash galintiis ky dhowuthaaw ee athy dareenghshee ingqabny ee abwaanky kii ethy eed wiing hakiinky jeethiyi. “ATHIINY MO’OSHIITHY”.
Heesty “DHEGHY HAPOOGHANG”.
Heeskung wali ki leyaa “highaalootheey olaawteey iyeey hiraabtung oo kaly waa hesed jeelothiisaa.”
Wali kordhinsatheey olky ii eraabty highaalothiis ii mishurtoothiis ku dha’jary taasoo abwaanky gilithii oog usy ku habriiry waaysinghy ee fidhi ii jhiif lamaathaby ingdiithy. “ATHIINY MO;OSHIITHY”. WALI LEYI DHEEG.
“waybaa haqiiqy e ul iyo hiibsheey ilaa yoo ku haathaang aniiny maku daby heraaw.”
Isweydy abwaanky may saas ingh leyi, may meel ingh hurty shaleethiis , olky usy ki jaree, may dareengsinghyi, heesky kii naghooy si athy unky jiwaabty su’aaloo.
Abwaanky wali fatheeyi iny umuty dhatiyii wal ol e inku dhiiny taasoo e haybadii ilaaheey ing abuuri. Taas wali ni tusaasee iny abwaanky eyi Bulshy oo inku dhiking lamathiis galjhaad ama hubnaa jirsheey oo too ku mid e hoo dhuurithy usy hamiing unku bariighalaany.
Abtiyoow beeng ibar hoo dhughunsity wali hakiingh baheeyi walbathang oo geeku yaaly oo ki saabsang qaabky yoo dadky inghdhaghamaayaangh oo athy ka elaasy iny abwaankiby ku hathalaaw walaa geeky yaaly, heeskany shalay ii geeky ma qaadny ee amang hory oo haalady geeky yaaly haathoow usy abwaanky araghy ya qaathy, amang dheer ya kiingh sheeghy iny abwaangh tarash suugaantiis ety ibir amang kasy teeghang oo athy sararathaasy ibirkaa. “ATHIINY MO’OSHIITHY”.
Rungh maahaa iny geeky yaaly arathy abtiyoow beeng I bar isdhumiyee uuw uuw I dheh.
Doo ay kii dheeraaynee heeskung dhughunsooy.
Athiibaa wal bathang ku merathy doongtee