Deeganka deynuuney oo Xoos yimada Magalada baydhbao Ee Haruunta Gobolka bay ayaa waxaa ka Jiraa Cudurka Shibin Biyoodka waxana Halkaasi laga soo sheegeyaa in dad Afartameeyo ah ay ugu geeriyoodeen…
Warsan Radio
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah ugu wareegay madaxtooyada Villa Soomaaliya. Madaxweynihii hore, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kusoo dhaweeyay madaxtooyada, halkaasi oo uu Farmaajo…
video:SHARIIF XASSAN OO XILKA KA QAADEY WASIIRKA DIINTA IYO AWQAAFKA KGS OO HOREY ISU CASILEY
Shir Maanta ay isugu yimaadeen Gollaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo shir Gudoominayey Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa Xilka Looga qaadey Wasiirka Diinta iyo Awqaafka Koonfur Galbeed Axmed…
Taliyaha Ciidanka Booliiska Koonfur galbeed Soomaaliya Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan ahna Taliyaha qeybta Guud ee Ciidanka Booliiska gobolka Bay ayaa sheegay in ay sii laba jibaari doonaan shaqada ay iminka ay hayaan…
Daawo Video Wareysigii Qiibtii Labaad Abwaan Tarash DM oo Runta Usheegay Muxuu Ka Sheegay?
Wareysigii Qiibtii Labaad Abwaan Tarash DM oo Runta Usheegay Muxuu Ka Sheegay? https://www.youtube.com/watch?v=eXIgAVfLsC8 Daawo Video Wareysigii Qiibtii Labaad Abwaan Tarash DM oo Runta Usheegay Muxuu Ka Sheegay? was last modified:…
DHAGEYSO ATHIINY MO’OSHIITHY QEYBTII 11 AAD OO KI TIRSANGH QEYBTII 4AAD MAREGHDII TARASH
Waly ka jary meelaas. “ATHIINY MO’OSHIITHY”. Ulmaathy luuqathoo walku baraty iyo asalky deeghaanathy ly deganyi dadkii inky horeeyi oo deghaayi joqoraafi ahaangh marky yoo fathaayaangh iny ogaathaangh wali rahaayaany beledkaas…










