Degmada buur Hakaba Ee gobolka bay ayaa ah Meel inta badan ay saameysey abarta waxana ka jira biyo Lacan Iyo Cunto lacan waxana shacabka ay yihiin Kuwa ay lahayihiin waxa ay Cunaan am ay Cabaan
Malaaqa Mustaf ahmed Gaduudow oo kimd ah Maalaqyada degmada Buur Hakaba ayaa ka deyriye halada Abarata eek a jirta Degmaasi.
Dhanka Kale Malaqa ayaa Baaq Udirey Dowlada Dhex iyo tan Koonfur galbeed iyo ganacasatada in ay usoo garmadaan walalaxooda isagoona sheegey in aysan ka jiran Xitaa maamula wanksan Degmada Buur hakaba Ayuuyiri .
Magalada buur hakaba ee Gobolka bay ayaa ah magalada ugu tuulo badan Somaliya waxana ay tahay Meesha ugu daran ay kajirto aabrata inla iyo hada majirto waxa Gurmada ah la garsiiyey Dadka ku dhibaatey san toolooyinkaasi xoos yimda Degmada buur hakaba .
Wariye Feysal Dhayow Xuseen