Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa arrimaha Abaaraha kala hadlay Ganacsato iyo Culumo ka socota dalalka Tanzania iyo Pakistan, kadib kulan uu kula qaatay Magaalada Beledweyne. Guddigan Deeqda raashiinka…
Author
Warsan Radio
Dhageyso: Shacabka ku nool mgaalada beledweyne ayaa ka hadlay Ansixintii Golaha Wasiirada cusub ee soomaaliya.
written by Warsan Radio
BELADWEYNE-{WSR}-Qaar ka mid ah Shacabka ku nool magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa waxa ay ka hadleen Go’aankii xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ay ku ansixiyeen Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya,…
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA BAYDHABO JANAAY ,,
written by Warsan Radio
Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye C/dullaahi Nuur aadan (Jecelow)…










