.{WARSANRADIO} Waxaa weli la aasin meydadka dadkii Soomaaliyed ee 17-kii Bishii March gantaal lagula dhuftay dalka Yemen, xilli dadkaasi ay saarnaayeen dooni ay rabeen inay ku tagaan dalka Sudan. Axmed…
Author
Warsan Radio
AKHRISO:-Taliyeyaasha Ciidamada xoogga dalka, Booliska iyo Nabadsugida oo xilalka laga qaaday
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO} Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay saddex ka mid ah Taliyeyaasha Ciidamada dowladda, iyadoo Madaxweynuhu isla maanta magacaabay Taliyeyaal ciidan. Xil ka qaadistan ayaa…
Video Kulanka golaha wasiirada maamulka konfur galbeed somaliya oo Baydhabo Maanta Ka dhacay
written by Warsan Radio
Kulanka golaha wasiirada maamulka konfur galbeed somaliya oo Baydhabo Maanta Ka dhacay isla Markaana Shir Gudoominaayey Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh aadan ayaa waxaa lagu ansixiyey sharciyada dowladaha hoose https://www.youtube.com/watch?v=DRhyA3IA4xc Video…
Dhageyso:-Wareysi hindhooliyaashii ka soo barakacay degaanka moolmaad oo ku dhibaataysan
written by Warsan Radio
wareysi hindhooliyaashii ka soo barakacay degaanka moolmaad oo ku dhibaataysan magaalada baydhabo Dhageyso:-Wareysi hindhooliyaashii ka soo barakacay degaanka moolmaad oo ku dhibaataysan was last modified: April 9th, 2017 by Warsan…










