wefdi ay hoggaaminayso Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed oo ay kamid yihiin wafdi ka socday Dowladda Qatar oo uu hogaaminayey Sheekh Xamed Bin Fahad Al Thani oo…
Author
Warsan Radio
video Madaxweyne Shariif Xasan Oo Furey Kal-Fadhigii Sadexaad Ee Baarlamanka KGS
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aaden yaa maanta oo Axad ah furay kal-fadhigii Sadexaad ee Golaha Shacabka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kulanka koobad…
DHAGEEYSO+SAWIRO;-TALIYAHII HORE IYO Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliska oo maanta xilka la wareegay
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO} Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa manata xilka kala wareegay Taliyihii hore ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud. Munaasabad xil…
video:-Wareysi xalada Degmada xudur ayaa laga deeyinayaa iyo daawa lagaarsiyey
written by Warsan Radio
Wareysi arimaha bulshada oo aanu lashelanay ayaa noo sheegay xalada Degmada xudur ee gobalka bakool ayaa laga deeyinayaa iyo daawa lagaarsiyey HOOS KA DAAWO MUQAALKA https://www.youtube.com/watch?v=tE1kt3lGB90 video:-Wareysi xalada Degmada…









