{WARSNRADIO}Dowladda Jabuuti ayaa dhiggeeda Eritrea ku eedeysay in ay taageerto Al-shabaab islamarkaana ay caqabad ku tahay amaanka Gobolka. Wakiilka Dowladda Jabuuti ee Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey Maxamed Siyaad Ducaale…
Author
Warsan Radio
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu waddaa in uu maanta Magaalada Muqdisho uu Shir kula qaato Madaxda maamul goboleedyadda. Shirka ayaa waxaa looga hadli doonaa sidii loo xoojin lahaa…
. AKHRISO;-Wasiirka Gaashaandhigga oo $51,000 ku wareejiyay Guddiga Abaaraha
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO} Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa maanta Guddiga gurmadka Abaaraha ku wareejiyay lacag dhan $51,000 (Konton iyo kow kun) oo dollarka Mareykanka ah. Lacagtan ayaa laga soo…









