{WARSANRADIO} Ugu yaraan 7 ruux ayaa ku geeriyootay, 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib markii qarax ismiidaamin ahaa lagu qaaday saldhiga Booliska degmada Waabari oo ku yaala Wadada Maka…
Author
Warsan Radio
Akhriso+SAWIRO:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo soo dhoweeyay ansixinta Hindise-sharciyeedka Xeerka Isgaarsiinta Qaranka
written by Warsan Radio
Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo soo dhoweeyay ansixinta Hindise-sharciyeedka Xeerka Isgaarsiinta Qaranka (Jimce, 23 June 2017)Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa si weyn u soo dhoweeyay go’aankii ay Golaha…
Wararka ka imanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-shabaab qorsheynayaan weerar ka dhan ah Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur oo dhawaan dowladda Mareykanka ka saartay Liiska argagixisada. Guddoomiyaha…
Dadka sida weyn ugu xiran adeega Internet-ka ayaa ku jahwareersan maalintii Afaraad maqnaashaha Internetka oo saamayn gaar ah ku yeeshay gobollada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Shaqooyinkii Xawaaladaha ee gobolada dalka…










