buurhakaba(WARSAN RADIO} Wareysi Xasaasi Ah Wareysi Xasaasi Ah Maamulka Degmada Buur hakaba ee gobalka baay ayaa waxaa uu ka Hadley Xaalado Bani,aadanimo oo ay ka mid tahay Biyaha ka taagan…
Warsan Radio
Dhageyso wareysi oo aanu Layeelanay Wadiyaasha Gaadiidka Magalada Baydhabo Cabasho Kadhan Ah
BAYDHABO{WARSAN RADIO}-wareysi oo aanu Layeelanay Wadayiyaasha Gaadiidka iyo Bajaajka ayaa waxaa ay Cabasho ka muujiyeen qaar kamid ah Wadooyinka Bur Burssan. Wariye Maslax Saalax Raage Dhageyso wareysi oo aanu Layeelanay…
Dhageyso:-Bulshada Magaalada Baydhabo ayaa saameyn ku yeelatey Intarned la’aanta kataagan KGS,.
BAYDHABO{WARSAN RADIO}-Bulshada Magaalada Baydhabo ayaa saameyn ku yeelatey Intarned la’aanta kataagan Koonfurta Soomaali. Wariye Cali Maxamuud Aadan Koronta Dhageyso:-Bulshada Magaalada Baydhabo ayaa saameyn ku yeelatey Intarned la’aanta kataagan KGS,. was…
Dhageyso:-Musharixiin lagu xir xiray Degmada Ceel berde kuwaasi oo rabey in ay ka qeyb galaan Doorashada Dowladaha hoos.
Ceelberda-{Warsan Radio}-Musharixiin lagu xir xiray Degmada Ceel berde kuwaasi oo rabey in ay ka qeyb galaan Doorashada Dowladaha hoos. Wariye C/qadir Warcade Dhageyso:-Musharixiin lagu xir xiray Degmada Ceel berde kuwaasi…
Dhageyso:-Wareysi wiil oo dhalinyara ah u tahriibey Maraykanka Balse dib loogu soo celiyey
BAYDHABO{warsan radio}-Maxamed Cusmaan Aadan iyo Cali Isxaaq Xuseen Waa laba wiil oo dhalinyara ah u tahriibey Maraykanka Balse dib loogu soo celiyey Soomaaliya,warbixin ku sabsan Silaca Tahriibka. Waxaa inooga diyaariyey wariye…
Wafdi uu hoggaaminayay Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Nairobi Stephen Schwartz, ayaa maanta socdaal ku tagay magaalada Hargeysa. Safiirka waxaa socdaalka ku wehelinayay madaxa hay’adda Maraykanka u…
Dhageyso:-Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka baay Yuunis Aadan Xasan Wareysi Siinaayey Warsan
Baydhabo[WARSAN RADIO}–Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka baay Yuunis Aadan Xasan OO Wareysi Siinaayey Warbaahinta Warsan Radio IYO Shabakada Wadaninews24 ayaa ka warbixiinayey xalada degaanka oo dhan HOOS KA DHAGEYSO CODKA Dhageyso:-Kusimaha…










