Sidee u arkaan shaqada gudiga gurmadka abaaraha “Weydii iney ku qanacsan yihiin shaqada gudiga iyo sida ay uga war hayaan” /W.Wariye Mukhtaar Dalmar Dhageyso:-Barnaamijka Sidee u Arkaan Shaqada Gudiga Gurmadka…
Warsan Radio
Dhageyso:-Wareysi Kulul Muxdiin Xusni iyo xildhibaanka Shukuna xusein Maxaa ka Laqabsaday?
Baydhabo{wadaninews24}-Wareysi Kulul Muxdiin Xusni iyo xildhibaanka Kasoojeeda koonfur galbeed soomaaliya Shukuna xusein Maxaa ka Laqabsaday HOOS KA DHAGEYSO CODKA Dhageyso:-Wareysi Kulul Muxdiin Xusni iyo xildhibaanka Shukuna xusein Maxaa ka Laqabsaday?…
Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Wadaag Waxaa Looga Hadlayey Sanad Guuradii 57 Ka soo Wareegatay
Barnaamijka Dooda Wadaag Waxaa Looga Hadlayey Sanad Guuradii 57 Ka soo Wareegatay Madowgii Waqooyi iyo Koonfuta Soomaaliya Barnaamijkaa waxaa Noodiyaariyey Wariye Shukri cimaaciil Ahmed, HOOS KA DHAGEYSO DOODA DAD WEYNAHA …
Dhageyso:-Wareysi Maxamed Xasan C/raxmaan Sicir barar dhinaca Raashiinka iyo Lacagta shilin soomaaliga magalada -Xudur
Sicir barar dhinaca Raashiinka iyo Lacagta shilin soomaaliga ayaa waxaa ay kataagantahay gobolka bakool. Wareysi Maxamed Xasan C/raxmaan-Xudur. Dhageyso:-Wareysi Maxamed Xasan C/raxmaan Sicir barar dhinaca Raashiinka iyo Lacagta shilin soomaaliga magalada…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegey in wax aqabad ah asyan heysan isku shaadheynta Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed Soomaaliya. /W WariyrLuul Cali Maxamed Dhageyso:-wareysi Gudoomiyaha Baarlamaanka KGS…










