Xulafada uu hoggaamiyo Sacuudiga ayaa muddo 48 saac u qabtay dowladda Qatar inay ku aqbasho dalabkoodii ka koobnaa 13 qodob, kaddib markii ay dhamaatay 10 maalmood oo ay horay ugu…
Warsan Radio
Dhageyso:-Maamulka Cusub ee Magaalada Jowhar ayaa Bulshada halkaasi ugu baaqey
Maamulka Cusub ee Magaalada Jowhar ayaa Bulshada halkaasi ugu baaqey in kala shaqeeyaan Shaqooyinka Horyaala. Ff=C/raxmaan Cali Deerey-Jowhar. Dhageyso:-Maamulka Cusub ee Magaalada Jowhar ayaa Bulshada halkaasi ugu baaqey was last…
Dhageyso:-Xayeysiis Hay’adda NIS ku doonayso Shirkado u tartama Qandaraas soo iibin Agab lagu dhiso Wadooyinka.
Hay’adda Nis-xafiiskeeda Baydhabo waxaa uu daneynayaa shirkad soo iibisa Qalabka dhismaha Wadooyinka(jidadka). Qalabkaan wuxuu iskugu jiraa Qalabka dhagaxa lagu farsameeyo, sida burburinta.qaabaynta,xoqista iyo qalabka kale ee loo adeegsado howlaha…
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye mukhtaar sheikh aadan (DALMAR) Waxaa Soo Jeedin Dono…
Dhageyso:-Gobolada Dhaxe ayaa kamid noqotey Deegaanada Laga Diidey Lacagta Shilinka Soomaaliga.
Gobolada Dhaxe ayaa kamid noqotey Deegaanada Laga Diidey Lacagta Shilinka Soomaaliga. Wareysi /W Wariye C/lahi Warsame Rooble. Dhageyso:-Gobolada Dhaxe ayaa kamid noqotey Deegaanada Laga Diidey Lacagta Shilinka Soomaaliga. was last…










