Sharciga Dowladaha Hoose oo Laga Daahfuray Magalada Beydhabo Shariif Xasan oo Cadayey u Lajeedkiisa. Madaxweyne Shariif Hassan oo Manta Daah Furay Munaasabada Sharciga Dowladaha Hoose Ee Dowlad Goboleedka KGS iyo…
Author
Warsan Radio
Gollaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa fadhigoodii maanta ee magaalada Kismaayo ku meelmariyay wax ka badal lagu sameeyo xeerka saxaafadda oo horay xildhibaannadu u ansixiyeen. Wasiirka wasaarrada warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Maxamed…
Akhriso:-Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka oo walaac ka muujiyay mowqifkii dowladda ka qaadatay Khilaafka Khaliijka
written by Warsan Radio
{warsanradio} Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha dibadda ee Golaha shacabka C/qaadir Cosoble Cali ayaa Madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyay warqad ku saabsan khilaafka dalalka Khaliijka iyo walaac xubno ka tirsan Guddiga ka muujiyeen…
Akhriso:-Wasiir Beyle oo sheegay in lacagihii Turkiga ku kabi jiray Miisaaniyadda aanay 3 bilood soo gaarin
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO} Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in muddo saddex bilood aanay qasnada dowladda ku soo dhicin lacagihii uu balan-qaaday Turkiga ee loogu tala galay kabka miisaaniyadda.…










