{WARSANRADIO] Saaka aroortii hore ayaa ciidammo ka tiran ururka Alshabaab waxa ay dagaal culus ku qaadeen saldhig ay ciidammada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Buulo-Guduud oo qiyaastii 30 km dhinaca…
Warsan Radio
CUMAR SHARIIF HEES SHIDAN BAYDHABO SHOWGII MADAXTOYADA Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo shacabka reer koonfur galbeed soomaaliya baydhabo janaay. VIDEO CUMAR SHARIIF HEES SHIDAN BAYDHABO SHOWGII CIIDA was last modified: September…
XUDUR-WADANINEWS24–madoowe nuunow oo ka hadlaayo dhismaha degaanada Gobalka bakool mascuulinta maamulka waxay la kulmeen odayaasha iyo waxa garadka ciidamada ka teliya degaanadaasi CODKA NUUNOW HOOS KA DHAGEYSO Dhageyso:-madoowe nuunow…
Dhageyso:-Wareysi Ku Saabsan Prof: Maxamed Cali kalaay Wuxuu kahadlaayaa Dhismaha doorashada Degmooyinka Bakool
Beriyahaan ayaa waxaa ka jira degmooyinka gobalka bakool doorasho deegaan Prof: Maxamed Cali kalaay Wuxuu kahadlaayaa Dhismaha doorashada Degmooyinka Bakool. ILA DHAGEYSTA CODKIISA Dhageyso:-Wareysi Ku Saabsan Prof: Maxamed Cali kalaay…
Muqdisho-Wadani News24- Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa ahaa…
DHAGEYSO+Akhriso+ SAWIRRO:-Dowladda oo go’aan ka gaartay arrinta Qalbi Dhagax
{WARSAN}Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa ahaa arrimaha…
Dhageyso:-Masuulin Katirsan KG Oo Kaqeyb Galey Xaflad Lagu Abaalmarinaayey Xafadihii Kugulaystey Tartan Aqoneedkii Idaacada Warsan Ay Qabatey
Munaasabadaan Lagu abaalmarinaayey Xaafadihii Kuguleystey Tartan Aqooneedkii Bishii Ramadaan Ay Uqabatey Towanka Xafadood Ee Ka Kooban Magalada Baydhabo Idaacada Warsan Xafadahaasi Oo wada Galey Kaalimaha Kowaad Ilaa Iyo Sedexaad. Munaasabadaan…









