Qeybo Ka Mid Ah Gobolka Baay Oo Lagu Duqeeyay Dagaalyahno Shabaab Ah. wararka naga soo gaareya deegaanka Buulo Barako ee gobolka Baay ayaa la sheegaya in dagaalyahnada shabaab lagu duqeeyay…
Warsan Radio
Dhageyso:-Af hayeenka madaxweenaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya abdikadir nadaara oo maanta ka war bixiyey safarkii…
Af hayeenka madaxweenaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya abdikadir nadaara oo maanta ka war bixiyey safarkii ku tagey gobolka shabeelada hoose gaar ahaan magaalada Marka madaxweenha dowlad goboleedka koonfur galbeed…
Dhageso:-Gadomiyaha Xawal Bar Baar Xasan Xiifaw Ayaa Ka War Bixiye HoWlgalo. ..
QANSAXADHEERE–(WSR)–Gadomiyaha xawal bar baar Xasan xiifaw ayaa ka warbixiye hoWlgalo ayaa ka samayeen degaanada dhawaan lareegay al-shabaab gudoomiyaha ayaa ku nuuxnuuxsaday inaan deegaanada oo dhan aan ka tirtirno meeshii aan ka…
Dhageyso:-Gadomiyaha Tuulada Yeed ayaa ka Warbixiyey Amniga Tuuladaasi Asigoo sheegay inay Ay Ka Tirtireen ,,
TUULADA YEED–(WSR)–Gadomiyaha Tuulada Yeed ayaa ka warbixiyey amniga tuuladaasi asigoo sheegay inay ay ka tirtireen al-shabaab teeda kela wuxuu ambaaraye dowlad gobaleedka KMG ee 3Gobal Konfur Glabeed soomaaliya iyo tan…
DHAGEYSO:-WARKII HABEENIMO EE EDACADA RADIO WARSAN IDINKAGA IMAANAAYEY MAGALAGA BAYDHABO..EE MAGALADA
WARKII HABEENIMO EE EDACADA RADIO WARSAN IDINKAGA IMAANAAYEY MAGALAGA BAYDHABO..EE MAGALADAWARKANA WAA IDIN SOO JEEDANAAYE BASHIIR BASHKA.. DHAGEYSO:-WARKII HABEENIMO EE EDACADA RADIO WARSAN IDINKAGA IMAANAAYEY MAGALAGA BAYDHABO..EE MAGALADA was last…
