Wareysi xasaasi ah oo aanu ka wareysanay Xilabaan Ka tirsan Galmudug Asigoo oo Ka War Bixiinaayo Ceelbiyood Laqodaayey deegaan ay ka jirtay bilacaan iyo socodaal ay ku marayeen deegaano badan…
Warsan Radio
Wararkii Habeenimo idacada RADIO WARSAN aad kula socateen magaalada baydhabo janaay ee gobalka baay warkana waxaa idin akhriinaayey shukri osmaacil ahmed, Dhageyso:-Wararkii Habeenimo idacada RADIO WARSAN.. was last modified: September…
Dhageyso:-Haweenka KGS Ayaa Maanta Ku Shiray Magalada Baydhabo Codsigooda waa maxay,,,
Haween ka konfur galbeed soomaaliya Waxay ka hadleen xulashada xilabaanada lasameeynaayo dhinaca barlamaanka Konfur Galbeed Soomaaliya maanta ayay sameeyeen Barnaamij ay kaga hadlaayaan dhibaatadaas maanta ku qabten xaflad Ween oo…
Dhageyso:-waraysi aanu la yeelatay Wasiir ku xigeenka Wasarada Dhalanyarada iyo Ciyaaraha koonfer galbed somaliya mudune Cabdulqaadir Ataaka,,
Baydhabo(WSR)-waraysi aanu la yeelatay Wasiir ku xigeenka Wasarada Dhalanyarada iyo Ciyaaraha koonfer galbed somaliya mudune Cabdulqaadir Ataaka oo ka warbixiyey kulankii ka dhacay stadium dr ayuub magaalada baydhabo ee gobolka baay hadaba halkan…
Wararkii Habeenimo idacada RADIO WARSAN aad kula socateen magaalada baydhabo janaay ee gobalka baay warkana waxaa idin akhriinaayey BISHAAR BASHKA , HOOS KA DHEYSO CODKA WARKA Dhageyso:-Wararkii Habeenimo idacada RADIO…
Dhageyso:-Daawo:- Sawirada Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Xaamud oo Baydhaba Gaaray ..
Baydhaba–(WSR)–Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliya GEN: Maxamed Seekh Xasan Xaamud iyo Taliyaha Booliska Amison ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee Xaruuntaa gobalka baay,waxaana Wafdiga Taliyaha garoonka diyaaradaha international Shaadti Gaduud ee…
DHAGEYSO:-Taliyaha Booliska Soomaaliya oo Baydhabo uga hadlay Sababta Ioo soo kordhinayc Tirada Ciidamada
Tallyaha Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Booqday Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay oo dhawaan uu tababar Ciidan uga furmay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya, Nasiiro ka tirsan maamulka…
BAYDHABO—(WSR)–Munasaba shelay ka dhacada magaalada baydhabo oo lagu soo dhawaynaayey Tallyaha Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ka hadlay Waziirka huhkadhigista iyo dhaqancelinta maleeshiyaadka mamulaka KMG ah konfur galbeed soomaaliya …
