Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo goor dhow la hadlay Warbaahinta ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliya ay guddi u saartay Xaaladda Magaalada Baledweyne. Guddigaan ayaa waxa ay ka…
Warsan Radio
Kulan Lagaga Hadlayey Qorshaha Hormarinta Maamuladda Somalia Oo Maanta Ka Dhacay Baydhabo.
Kulan Looga hadlayay Wacyelinta Nabada,Dhismaha maamulada Horumarintaqorshaha qaranka iyo dib u eegisa Dastuurka oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa kasoo qeyb galey Wasiiro,Xildhibaano,Bulsharada…
Akhriso:-UNSOM oo cambaareysay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Gaalkacyo oo ahaa isku day la doonayey in lagu wiiqo hanaanka dib-u-heshiisiinta
{WARSANRADIO}Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaas oo lagu soo warramey inay ku dhinteen saraakiil ka tirsan amniga…
DHAGEYSO:-Wasiirka Maaliyadda oo sheegay in dhowaan la soo daabacayo lacag cusub Shillin Soomaali ah April 29, 20180 Wasiirka Maaliyadda Dawladda Soomaaliya Dr. C.raxmaan Ducaalle Bayel ayaa maanta qabtay shirkii Billaha ahaa, Kaasi uu uuBulshada ugu faahfaahiyo waxyaabihii u qabsoomay.
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Soomaaliya Dr. C.raxmaan Ducaalle Bayel ayaa maanta qabtay shirkii Billaha ahaa, Kaasi uu uuBulshada ugu faahfaahiyo waxyaabihii u qabsoomay.Eazaarada maaliyada DHAGEYSO:-Wasiirka Maaliyadda oo sheegay in dhowaan la…
{WARSANRADIO}Xulka 17-jirada dalka Tanzania ayaa ku guuleystay Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika, kaddib markii ay 2-0 uga badiyeen xulka 17-jirada Soomaaliya, ciyaartii kama danbaysta ahayd ama fiinaalka Ciyaartan oo aheyd…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Mukhtar Sh. Aadan (Dalmar) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Salmar] Dhageeyso. DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: April 29th, 2018 by…
Dhageyso+Sawirro:-Wafdi balaaran oo ka socda Jubaland oo Xariga ka jarey Mashaariic horomarineed oo laga hergeliyey degmada Baardheere
{WARSANRADIO}Mas,uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland oo maanta soo gaarey degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay xariga ka jareen Mashaariic horomarineed ee laga hergeliyey degmada,kuwaasi oo ay ka mid…










