Munaasabadaan Oo Xaraga looga jaraayey Xafiiska Cusub Ee Wasaarada Garsoorka Iyo Cadaalada Waxaana ka Soo Qeybgaley Wasiirka Wasaarada Garsoorka iyo Cadaalada Ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Sheekh Xasan Ibraahim…
Author
Warsan Radio
Akhriso:-Duqa Muqdisho Eng Yarisow oo sheegaya inuu ka shaqeyn la’ yahay siyaasiyiin iyo xildhibaano
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday inuu ka shaqeyn la’ yahay siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowlada. Eng Yarisow guddoomiyaha gobolka…
Akhriso:- WAR SAXAAFADEED. Ergeyga Qaramada Midoobay oo bogaadiyey geesinimada iyo dedaalka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Maalinta Saxaafadda Adduunka.
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO} U astaynta maalinta saxaafada adduunka, Ergyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa maanta bogaadiyey geesinimada iyo dedaalka suxufiyiinta dalka oo ka hawl gala mid ka mid ah meelaha…
Dhageyso:- Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal oo xilka kala wareegay gudoomiyihii hore Jawaari.
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Wararka naga soo gaaraya xarunta Golaha Shacabka ayaa waxa ay sheegayaan in Gudoomiyaha cusub ee Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee…









