{WARSANRADIO}Hal sano ayaa ka soo wareegatay dilkii Allaha u naxariistee Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Xukuumadda Soomaaliya Cabaas Siraaji, kaasoo lagu dilay agagaarka Madaxtooyada 3-dii bishii May, xilli…
Warsan Radio
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay dhiggiisa Dawladda Jabuuti.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Jabuuti G/sare Cabdullaahi…
Akhriso+Sawiro:-Deeq la gaarsiiyay shacabka ay fatahaaddu saameeysay ee qeybo ka tirsan gobolka Gedo
{WARSANRADIO}Wafdigan oo uu horkacayay raysul wasaare kuxigeenka dalka Mudane Mahdi Max’ed Guuleed ayaa markii uu kasoo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Baardheere, waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka…
Akhriso:-Donald Trump oo ku dhowaaqay in dalkiisu uu ka baxay heshiis Niyukliyerka oo Iran
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay in dowladiisu ay ka baxday heshiis lala galay sanadkii 2015 wadanka Iran kaasoo ku saabsanaa horumarinta barnaamijka Niyukliyerka. Trump ayaa saxiixay ka bixitaan…
Akhriso:- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka DF oo Markab taagan Badweynta kula kulmay Wafdi ka Socda Midowga Yurub
{WARSANRADIO}Ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda federaalka Soomaaliya Muddane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) )ayaa maanta booqday markab ay leeyihiin ciidamada Talyaaniga ee qaybta ka ah howlgalka Atlanta ee Midowga yurub ,…










