{WARSANRADIO} Madaxweynaha Martida lo yahayee KGS Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa furay kulanka ka dibna waxaa uu kuwareejiyey Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Waxaana uu Gudoomiyaha Golaha…
Warsan Radio
Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaa Maanta ka furmay Shir u dhaxeeya Madaxda maamul goboleedyadda. Shirkaasi ayaa waxaa furay Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda Cabdiwali…
{WARSANRADIO}Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay dagaalka saaka kasoo cusboonday deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool, kaasoo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Madaxweynaha…
Video Wasiirka beeraha Koonfur galbeed oo kulan la yeeshay Hey,adaha ka shaqeeya horumarinta beeraha.
Wasaaradda beeraha oo waraabka D.G.K.S ayaa kulan kula yeelatay hoolka Wasaaradda qorshaynta hay’adaha iyo NGO’yada ka shqeeya dhanka Beeraha. Kulanka waxaa shir gudoominiyay Wasiirka Beeraha iyo waraabka KGs Maxamed Xasan…
Dhageyso:-KULANKII GOLAHA ISKAASHIGA DOWLAD GOBOLEEDYADA SOOMAALIYA OO BAYDHABO KU SOO DHAMAADAY ISLA MARKAANA WARMURTIYEED LAGA SOO SAARAY.
{WARSANRADIO} Kulankii Golaha Iskaasiga Dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa ku soo gaba gaboobay magaalada baydhabo iyadoo ay warmurtiyeed ka soo saareen Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada ajandayaashii ay kaga wada hadleen shirkii uga…
Dhageyso;-WASAARADDA ARIMAHA DIINTA IYO AWQAAFTA DOWLADA GOBOLEEDKA KOOFUR GALBEED SOOMAALIYA WAR SAXAAFADEED KA SOO SAARTAY BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN.
{WARSANRADIO} Wasiirku xigeen ka wasaaradda Arimaha Diinta iyo Awqaafta K.G.S Jabriil Sheekh Luqmaan ayaa ugu hambalyeey shucuubta Islaamka Gaar Ahaan Shacabka Soomaaliyeed Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaana ugu baaqay…









