Xafiiska Hey’adda ICAO ee Qaramada Midoobay oo hawada Soomaliya ugaga maamuleysay magaalada Nairobi ayaa maanta soo gabo-gabeysay maamulka hawada. Magaalada Nairobi ayaa tan iyo burburkii dowladii hore ee Soomaaliya waxaa…
Warsan Radio
Akhriso:-Soomaaliland Itoobiya labo mar ma gali-karto heshiiska Dekedda Berbera
{WARSANRADIO} Somaliland oo markii ugu horeysay ka hadashay heshiiskii dhawaan Muqdisho ay ku gaareen Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegtay in heshiiskaasi…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Xoghayaha Guud ee QM oo si wadajir u furay Shirka Madasha Oslo
{WARSANRADIO}Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres iyo Wasiirka arrimaha dibadda Norway Ine Marie Eriksen Søreide, ayaa si wadajir ah uga furay magaalada Oslo…
Akhriso:-Salaad Cali Jeelle “Dowladdu waa inay farta ku fiiqdo dadka dowladnimada dhibka ku ah”
{WARSANRADIO}Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa taageeray heshiiskii Soomaaliya iyo Itoobiya galeen ee ku saabsanaa maalgashiga afar dekadood oo Itoobiya maalgashaneyso, isagoo ku tilmaamay inuu yahay guul u soo hoyatay Soomaaliya.…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: June 20th, 2018…










