{WARSANRADIO} Waxaa Caawa soo Gabagaboobey tartan aqooneedkii bisha barakeysan ee Ramadaan ka socdey Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo . Tartankan Waxaa uu u Dhaxeeyey 21 Kooxood oo Ka socdey tobanka…
Author
Warsan Radio
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud Keating oo diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga
written by Warsan Radio
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa ugu hambalyeeyay dhamaan dadka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidda Soonfurka (Ciidul Fitriga). “Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan…










