Kulan ay isugu imaaden siyaasiyiin wax garad Cuqaal iyo Dhalinyaro Ka soo jeeda deeganada maamulka KGS ayaa waxey Kulan kooda Kaga Hadleen Xiisada Dagaal ee Ka taagan Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool Halkaasi oo mudo ku soo noq noqdey Dagaal u Dhaxeeya Puntaland iyo Soomaaliland .
Waxeyna Colaadasi Kasoo Saareen Baaq Nabadeed oo ay u direyaan Qeybaha Halkaasi isku Heysta .