WARARKII MAANTA Dhageyso:-Wareysi Meela Badan Taabanaayo oo Aanu Ka Wareysanay Abdullahi Mahamed Nuur oo Jooga Gobalka Bakool. written by Warsan Radio wareysi meela badan taabanaayo oo aanu ka wareysanay abdullahi mahamed nuur oo jooga gobalka bakool.. wuxuu noo sheegay ilaa hada waxaa ka jirta dhaqaala xumu bedeqadii soo galijartay gobalka oo… Continue Reading September 15, 2015 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKII MAANTA DHAGEYSO:-+ Wareysi Kulul Mustaf adaan:-Aato ¡yo Ceelbarde Degmooyin Ma ahane Xuseen Cabdi Xalane Itoobiya Xil ha ka Raadiyo, waa Dhulka aan ku Dhashay Bakool>> written by Warsan Radio Mustaf adaan ka mid ah waxa garadka Deeganada bakool ayaa ka digay ¡n la kala gooyo dagmooyinka Gobolka Bakool, Mustaf adaan oo ka mid ah Golaha maamulka bakool ayaa… Continue Reading September 16, 2015 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKII MAANTA Dhageyso:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Baydhabo,, written by Warsan Radio Baydhabo(WSR)-Madaxweynaha Dowladda Koonufur galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa tilmaamay inay guul ku soo dhamaatay shirar kala duwan oo uu… Continue Reading September 16, 2015 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKII MAANTA Dhageyso:-Gudoomiya Degamada Diinsoor oo Ka Cabanayaa Xalada Bini Adinimo,, written by Warsan Radio Goor aanu layelanay wareysi gudoomiya degmada diinsoor ayaa ka warbixiyey xalada bini adinimo ay ka jirta sida isbitalada iyo waxa barashada iyo dhamaan edeegii bulshada maamulka konfur galbeed soomaaliya iyo… Continue Reading September 16, 2015 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKII MAANTA Dhageyso: Dad Badan U Dhinteen Oo Ka dil;aacay Degmada Berdaale ee Gobolka Bay. written by Warsan Radio Maamulka degmada berdaale ee gobolka Bay ayaa waxaa ka warbixiyay xaalada caafimaad ee ka jirta degmadaasi. Kuxigeennka arimaha bulshada berdale oo wareystey Cali Ilyes Cabdullahi ayaa waxaa u sheegay inuu… Continue Reading September 17, 2015 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKII MAANTA Dhageyso:-Gudoomiyaha gobolka Baay oo xarigga ka jaray waddo cusub oo laga hirgeliyay Baydhabo… written by Warsan Radio Gudoomiyaha G/Baay ayaa maanta xarigga ka jaray waddo cusub oo loo dhisayo mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Baydhabo taa oo ay dhisanayaan Bulshada Xaafadaasi oo is abaabushay. Xilli magaalada… Continue Reading September 17, 2015 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKII MAANTA Dhageyso Wareysi: Xasan Eeley Shabaab Kama Hareyno Ilaa Dalka Aankaga Saarno. written by Warsan Radio Wasiirka xub ka dhigista iyo dhaqan celinta maleehiyaadka maamulka koonfurgalbeed soomaaliya Xasan Eeley ayaa waxaa wareystey wariye Cali ilyees Cabdullahi waxaana uu kaga warbixiyay xaalada ciidamada iyo sida ay u… Continue Reading September 19, 2015 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKII MAANTA Dhageyso Wareysi: Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo Ka Warbixiyay Shirkad Lagu Wareejiyay Sharciyeynta Baabuureta. written by Warsan Radio Gudoomiya degmada baydhabo ahna duq magaalada Cabdullahi Cali Watiin ayaa ka warbixiyay xafiis dhowaan lagu furey magaalada baydhabo kaasoo ka shaqeeya sharciyeynta baabuurta. Waxaan uu sheegay in xafiiskaani uu ka… Continue Reading September 19, 2015 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKII MAANTA Sawiro+Sawiro:-Olole Nadaafaded oo Ka Bilawday Magaalada Baydhabo…. written by Warsan Radio Olole Nadaafaded oo Ka Bilawday Magaalada Baydhabo waxaa maanta daxa furay ololaha nadaafada gudoomiya gobalka bay iyo kandegmada ololahaasi ayaa si howli ah ku socaday magalada baydhabo. … Continue Reading September 19, 2015 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKII MAANTA Dhageyso:-Sawiro:-Olole Nadaafaded oo Ka Bilawday Magaalada Baydhabo…. written by Warsan Radio Olole Nadaafaded oo Ka Bilawday Magaalada Baydhabo waxaa maanta daxa furay ololaha nadaafada gudoomiya gobalka bay iyo kandegmada ololahaasi ayaa si howli ah ku socaday magalada baydhabo. Dhageyso Awees salaad… Continue Reading September 19, 2015 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest