Baydhabo Somaliya{WMN}- Booliska dalka Itoobiya ayaa ku sheegay in Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar uu isku dayay inuu ka baxsado xabsiga. waxay Boolisku sheegeen iyada oo…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}-Musharax oo ah Waziirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyay. C/casiis…
Akhriso:-Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo sheegay in dilkii Khashoggi uu ahaa mid hore loo qorsheeayy
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo qudbad u jeedinayay Baarlamaanka dalkiisa ayaa sheegay in dilkii saxafigii Jamal Khashoggi uu ahaa mid hore loo qorsheeyay. Erdogan ayaa sheegay in…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Galabnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka Galabnimo ee Idaacada…
Dhageyso:-Warbixin ku saabsan Maamul Goboleedka Puntland oo Xilalka laga qaaday Saraakiisha Booliska iyo Daraawiishta isagoo taliyaal cusub u magacaabay xilalkoodii.
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 25 October 2018 ka Rukhseeyey Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland (8)Sarkaal oo katirsan Ciidanka Daraawiishta. Laga bilaabo 25 October 2018 waxaa…









