Baydhabo Somaliya{WMN}-War dhawaan soo baxaya ayaa sheegaya in Xusseen Cismaan Xusseen goor dhaw iska casilay xilkii taliyaha hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya. Qoraal la soo dhiggay bogga Twitter-ka hay’adda…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Mukhtar Sh. Aadan (Dalmar) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Dalmar] Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: October 13th,…
Akhriso:-Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaya khasaarihii ka dhashay labadii qarax eek a dhacay Baydhabo.
Baydhabo Somaliya{WMN}- Wariye Cabdirashiid axmed Ibraahim (Rashka boy) oo ka tirsanaa hoowlwadeenada Idaacadda Warsan ayaa ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Magaalada Baydhabo. Wariye Cabdirashiid Rashka oo ka shaqaynayay Idaacadda Warsan …
Akhriso:-Ergeyga Gaarka ah ee QM Nicholas Haysom oo amaan gaar ah u soo jeediyay dhibbanayaasha qaraxii 14kii Oktoobar 2017
Baydhabo Somaliya{WMN}- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa muujiyay sida uu u garab taaganyahay dhibbanayaasha qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] Hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee idaacada warsan wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: October 14th, 2018…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Dowladda Soomaaliya ayaa garab istaag buuxa u muujisay Boqortooyada Sucuudi Carabiya, xilli uu isa soo tarayo dhaleeceyn xoog leh oo dowladda Sucuudiga loogu jeedinayo dilkii Saxafiga Jamaal Kashoggi. War…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Kalfadhiga 4aad ee Aqalka Sare ayaa maanta si rasmi ah u furmay iyadoo munaasabadda furitaanka kalafadhiga afaraad ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay goob…









