MUSHKILADDA HAAYSATA DIGILMIRIFLE AYAGA UUN BAA SAXI KARA. Waxaa si joogta ah beryahaan dhagaheena ugu soo dhacaayo eedeeymo ay tirsanayaan qowmiyadda Digil & mirfle tasoo ayka tirsanayaa beelaha kale ee…
Warsan Radio
Akhriso:- Shirka Golaha Wasiirada oo ah Khamiisle o loogaga hadlay dardar-gelinta barnaamijka Is-xilqaan
Baydhabo Somaliya{WMN}-Shir ay golaha wasiirada XFS ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa looga dooday dardar-gelinta barnaamijka is-xilqaan oo lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo wadooyinka si loo soo nooleeyo bilicda…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] Hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee idaacada warsan wariye Cabdi Kariin [jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Akhriso:- C/llaahi Sheekh Xasan oo loo magacaabay Afhayeenka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada
C/llaahi Sheekh Xasan oo ah Wasiirka Dastuurka ee Maamulka Koofur Galbeed ayaa loo magacaabay Afhayeenka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada. Qoraal magacaabis ah oo ka soo baxay Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga dowlad…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: October 11th, 2018…
Munaasabad lagu xusayay sanadguurada 64aad ee markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed ayna soo qabanqaabisay Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeybgalay…
Dhageyso:-Cabdulaahi sheekh Xasan oo ka jawaabay hadalkii ka soo baxay Madaxweyne Waare.
Baydhabo Somaliya{WMN}- Wasiirka Dastuurka DGKs ahna Af-hayeenka Golaha iskaashiga Dowlad goboleedyada cabdulaahi Sheekh Xasan oo shir jaraa’iid ku qabtay xafiiskiisa ayaa u jawaabay Madaxweynaha Hiirshabeele Maxamed Cabdi waare kaasoo ahaa…










