Baydhabo Somaliya{WMN}-Wasaarada Gaashaandhigga Maraykanka ayaa ku qarash gareysay lacag gaareysa 12 malyan oo dollar dayactir lagu sameynayo garoonka diyaaradaha Ballidoogle ee gobolka Sh/hoose. Saldhigga Ballidoogle ayaa ah xarun lagu tababaro…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}-Munaasabadan oo ka dhacday Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb galaya Xildhibaano ka tirsan Koofur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana taageero loogu muujinayaa Mukhtaar Roobow. iyadoo uu…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] Hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee idaacada warsan wariye Cabdi Kariin [jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Inku dhow konton sarkaal ayaa tababar loogu soo xirey maanta magaalada Muqdisho iyadoo xiritaanka tababarkaasna ay ka qeybgaleen madax ka tirsan ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo Turkiga. Saraakiishan oo ku…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: October 6th, 2018…
Akhriso:-Farmaajo oo ka guddoomay aqoonsiyada Danjireyaasha dalalka Faransiiska iyo Jarmalka
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Faransiiska iyo Jarmalka oo baddalaya danjireyaashii hore ee dalalkaas u joogay Soomaaliya. Danjiraha…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] Hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee idaacada warsan wariye Cabdi Kariin [jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee idaacada…









