Baydhabo Somaliya{WMN}-Guddiga loo xilsaaray xalinta khilaafka maamul goboleedyada iyo dowlada federalka iyo madaxda ugu sareysa dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulankan oo muddo saacado ah…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha kumeel-gaarka ah ee Isbaheysiga Midowga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda (UPD). Isbaheysigan…
Akhriso:-RW Ku-xigeenka Soomaaliya Ayaa yiri Wa xaa la joogaa waqtiggii uu Farmaajo ka deggi lahaa Hargeys
Baydhabo Somaliya{WMN}- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in si loo dardargaliyo wada hadallada iyo isku soo dhawaashiyaha Somaliland, la joogo waqtigii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka degi lahaa magaalada Hargeysa.…
Dhageyso:-Musharx Madaxweeyne Xuseen Xasan Cabdi Kushug.”Shan arimood Aaan Kuhagi doonaa hadii la ii doorto u adeegaha GGS”
Baydhabo Somaliya{WMN}-Hadalkaan ayuu yiri Xuseen kushug xili uu o waramayay idaacada warsan Dhageyso:-Musharx Madaxweeyne Xuseen Xasan Cabdi Kushug.”Shan arimood Aaan Kuhagi doonaa hadii la ii doorto u adeegaha GGS” was…
Akhriso:-Kolonyo Saarnaa Ciidamo Talyaani ah oo Tababaraayay Ciidamada Soomaaliya oo lagu qarxiyay Muqdisho
Baydhabo Somaliya{WMN}-Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo maanta duhurkii lagu weeraray Kolonyo Ciidamo Talyaani la socdeen oo marayay agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga ee degmada Dayniile. Kolonyada qafilan…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Maal mihii eynu soo dhaafnay ayaa waxaa magaalada Baydhabo lagu qabanayey munaasabado kala duwan oo ay qabsanyeen musharaxiinta maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya. waxaa manta gelinkii dambe lagu qabtay munaasabad…
Baydhabo Somaliya{Wadani News24}-Maal mihii eynu soo dhaafnay ayaa waxaa magaalada Baydhabo lagu qabanayey munaasabado kala duwan oo ay qabsanyeen musharaxiinta maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya. waxaa manta gelinkii dambe lagu qabtay…
Akhriso:-Wasiirada haweenka Soomaaliya oo saxiixday cahdiga caalamiga ee xaqa dadka lixaadkoodu dhiman yahay
Baydhabo Somaliya{WMN}-Dowladda Soomaaliya ayaa saxiixday cahdiga Caalamiga ah ee Xuquuqda Dadka Naafada ah, iyada oo sidaasi ku noqotay dowladda 178-aad ee cahdigaas saxiixda. Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee…










