Baydhabo Somaliya{WMN}-Maal mihii eynu soo dhaafnay ayaa waxaa magaalada Baydhabo lagu qabanayey munaasabado kala duwan oo ay qabsanyeen musharaxiinta maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya.
waxaa manta gelinkii dambe lagu qabtay munaasabad lagu shaacinayey musharaxnimada Engย Salax Sheekh Osmaan oo ah musharax u taagan u tardamida kursiga madaxweynaha koonfur Galbeed.
Musharaxa oo horena xilal kala duwan hore ugu soo qabtay dowladihii hore ee Soomaliya
Hadaba Hoos ka Dhageyso khudbadihii Maanta kadhacay Hoteelka Kulmiye Beydhabo.

Robert’s Photo

Robert’s Photo

Robert’s Photo

Robert’s Photo