Baydhabo Somaliya{WMN}-Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya,Axmed Ciise Cawad ayaa u ambabaxay magaalada New York,isaga oo hoggaaminaya wafdiga Soomaaliya ee ka qeybgalaya fadhiga guud ee Jimciyadda Qurumaha ka…
Warsan Radio
Akhriso:-Mahdi Guuleed oo dhahay Waxaan qorsheynay inaan kul siino madaxweyne Farmaajo iyo madaxweyne Muuse Biixi
Baydhabo Somaliya{WMN}- Ra’iisul wasaare kuxigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) wuxuu markii ugu horreeysay sheegay dowladda Federaalka inay qorsheysay kulan fool ka fool ah oo ay yeeshaan madaxweyne Farmaajo iyo…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya
Baydhabo Somaliya{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Amb. Aadan Xasan Aadan oo dalka dib ugu soo laabtay, tan iyo horaantii bishii…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Mukhtar Sh. Aadan (Dalmar) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Dalmar] Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: September 22nd, 2018…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cumar C/llaahi Maxamed (Faraweyne) oo xilkan soo hayay saddexdii sano ee la soo dhaafay. Wareegto ka…
Akhriso:-Kulan loogaga hadlayay arrimaha dhaqaalaha dalka oo Muqdisho lagu qabtay
Baydhabo Somaliya{WMN}- Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga dhaqaalaha (FGC meeting). C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda oo u…










