Baydhabo Somaliya{WMN}-Warka Caawa Ay idiin haayso Idaacada Warsan waxaa soo saaray Shukri ismaciil waxaa idin soo Gaarsiini doona Wariye C/Kariin Macalin Axmed DHAGEYSO:-WARKA FIDNIMO EE IDAACADA WARSAN was last modified:…
Warsan Radio
Akhriso:-Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada oo shuruud ku xiray wada hadalka dowladda Federaalka
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa war murtiyeed ka soo saaray baaqii Madaxweyne Farmaajo ee uu madaxda dowlad goboleedyada isugu yeeray shir wadatashi ah oo dhaca 17-18 nisha September, kaddib…
Dhageyso:-Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo xafiiskiisa Ku qabtay shir jaraa’iid ayaa sheegay in loo bahanyahay doorashada ka dhici doonto koofur galbeed
Baydhabo Somaliya{WMN}- Xildhibaankan hogaamiya haysta hogaanka golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto KGS Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar xafiiskiisa shir jaraa’iid ayaa sheegay in loo bahanyahay doorashada ka dhici…
Dhageyso+Sawiro:-Shan Siyaasiyiin can ah oo koonfur Galbeed ksoo jeeda ayaa Barqadii maanta oo Axad ah kazoo dagey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo,Halkan oo la qorsheynayo in 17-ka Novembar ee sanadkan ka dhacdo Doorashada Madaxweyne ee Koonfur Galbeed.
Baydhabo Somaliya{WMN}- Siyaasiyiinta xil doonka ah ee wali ku dhawaaqin Musharaxnimadooda ee maanta Baydhabo sida balaaran loogu soo dhaweyey waxaa ka mid ah Wasiirkii hore ee Maaliyada Xukuumada Soomaaliya Maxamed…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Mukhtar Sh. Aadan (Dalmar) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Dalmar] Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-KA KULANKA WARSAN was last modified: September 17th, 2018…
Akhriso:- Madaxweynaha Jabuuti oo gaaray magaalada Sucuudiga oo dhex dhexaadinaya Eritrea iyo Jabuuti
Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goor dhow gaaray magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Safarka Madaxweynaha Jabuuti ee Sucuudiga ayaa yimid, maalin kaddib markii Madaxda dalalka Itoobiya…










