Baydhabo Somaliya{WMN}- War-saxaafadeed Maanta ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay Khialafka xilligaan u dhaxeya Madaxda Galmudug,iyada oo baaq loogu diray. Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalaynta iyo…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa sanado kadib markii ugu horeysay ku kulmay magaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Kulankan oo…
Akhriso:-Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku dhawaaqay inuu heshiis la galay dowladda Federaalka
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaaqay inuu heshiis la galay dowladda Federaalka, kaddib wada hadalo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho. Shir jaraa’id uu ku…
Akhriso:- Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo jawaab degdeg ka bixiyay mowqifka Hirshabeelle uga laabatay go’aankii Kismaayo
Baydhabo Somaliya{WMN}- War saxaafadeed ka soo baxay Golaha Islaashiga dowlad goboleedyada ayaa jawaab degdeg looga bixiyay mowqifkii maamul goboleedka Hirshabeelle uga laabatay go’aankii maamul goboleedyada ku gaareen Kismaayo ee xiriirka…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: September 19th, 2018…
Akhriso:-Guddoonka Baarlamaanka oo loo gudbiyay Mooshin loogu yeerayo Ra’iisul Wasaaraha
Baydhabo Somaliya{WMN}- Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa loo gudbiyay Mooshin Soo jeedin u yeerid ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Illaa 23 Xildhibaan ayaa saxiixday Mooshinka lagu…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: September 20th, 2018…
Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay qoyska gabadhii Ardayada aheyd ee Muqdisho lagu dilay
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la kulmay qoyska gabadhii ardayda aheyd ee maalin ka hor lagu dilay is rasaaseyn dhex martay Ciidamo ka tirsan dowladda. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada…









