Baydhabo Somaliya{WMN}- Bangiga aduunka ayaa oggolaaday in lacag gaareysa $80 malyan oo dollar lagu taageero dowlada Soomaaliya, si ay ugu maalgeliso dib u habeynta dhinaca maaliyada, iyadoo ay tahay markii…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: September 26th, 2018…
Akhriso:-Farmaajo oo sheegay in dowlada ay dib u soo celinayso nidaamkii waxbarashada lacag la’aanta ahaa
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda daahfurka barnaamijka dib u habaynta Waxbarashada Dadaweynaha ayaa sheegay in ay ka go’an tahay dowladda in dib…
Akhriso:-SOMA, SWJ & SIMHA oo maanta xusay Maalinta Caalamiga ah ee hog-helidda
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Munaasabad ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen SOMA, SWJ iyo SIMHA, islamarkaana lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee xog-helidda ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaabadan oo…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: September 27th, 2018…
Akhriso:-Dib u habeyn lagu sameeyay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee G/Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa u magacaabay C/llaahi Xirsi Diirshe Kusimaha Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir. Eng. Yariisow…
Dhageyso:-Yuusuf macalin aamiin Baadiyoow ayaa ku dhowaaqay maanta in uu yahay Musharax u taagan xilka madaxweynaha koofur Galbeed Soomaaliya taasoo lagu wado in ay qabsoonto 17 ka November 2018ka.
Baydhabo Somaliya{WMN}Musharaxa Yuusuf NMaxcalin Baadiyoow ayaa kaga dhawaaqay in uu tartamayo madaxweyninimada Koofur Galbeed xaflad uu ku soo bandhigayay Musharaxnimadiisa oo ka dhacday baydhabo, waxaan sharxay siyaasadiisa uu ku hogaamin…










