Baydhabo Somaliya-{WMN} Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa uu ka hadlay qodobadii ka soo baxay…
Warsan Radio
Dhageeyso:-Weeraro gooni gooni ah oo ka dhacay gudaha iyo duleedka baydhabo oo gaystay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba.
Baydhabo Somaliya-{WMN}Weerar dagaal oo gaadma ah ayna soo qaadeen Al-Shabaab oo ka dhacay saldhig militari Ciidanka Maamul Goboleedka ku leeyihiin deegaanka makoodo oo jahada Koofureed kaga began Baydhabo, qiyaastiina u…
Dhageyso:-Cabduqaadir Emed (Chief Sagaareey) oo waraysi siiyay Idaacadda Warsan Baydhabo ayaa sheegay in mar dhow la go’aamin doono Alif-Maay la isku raacsanyahay.
Baydhabo Somaliya-{WMN} Waxaa waraysigiisa ku sheegay Mr.Cheif Sagaareey, in ay ka filayaan Bulshada ku abtirsata Deegaanada looga hadlo Af-Maayga, ammaan iyo bogaadin ku aadan dadaalka ay ugu jiraan horumarinta Af-Maayga…
Dhageyso:-Madaxweynaha KGS Shariif Xasan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo,
Baydhabo Somaliya-{WMN}Xildhibaano,Wasiiro Odayaasha dhaqanka Ururada haweenka,Dhalinyarada iyo barbaarta gaashaaman ayaa maant kawada qaybqaatay soo dhawayntii loo sameeyay Madaxweynaha KGS Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka soo noqday shirkii madaxda Maamul…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warka Caawa waxaa soo saaray Cabdi karin Jakaata isla Jakata hana soo gaarsiiyo Warka oo dhan Dhageeysiga waa xagiina Dhageyso:-Warka Fidnimo ee idaacada Warsan was last modified: September 9th,…
Akhriso+Sawiro:-Madaxweynaha oo maanta furay kalfadhiga 4aad ee Golaha Shacabka
Baydhabo Somaliya-{WMN}Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta furay kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, kaddib munaasabad ka dhacday Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen. Kaahiye. Madaxwaynaha oo khudbad uu…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warka Caawa Ay idiin haayso Idaacada Warsan waxaa soo saaray Shukri ismaciil waxaa idin soo Gaarsiini doona Wariye C/Kariin Macalin Axmed Dhageyso:-Warka Fidnimo ee Idaacada warsan was last modified:…
Baydhabo Somaliya-{WMN} Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo ay uga qeyb galayaan shir madaxeedka IGAD. Shirka…
Akhriso:-Xasan Sheekh Maxamud oo kulan la leh Xildhibaanada iyo Waxgaradka Beeshiisa
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado igu sameeyay hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka, Wasiiro, Odayaasha iyo Waxgaradka…









