Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo ay marti-gelinayso magaalada Beijing…
Warsan Radio
Akhriso:-Cabdullaahi Gaafow oo ku guuleystay doorasho ka dhacday Dhuusomareeb
Baydhabo Somaliya{WMN}- Agaasimihii hore ee NISA Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud ayaa ku guuleystey doorasho ka dhacday magaalada dhuusamareeb taasoo lagu tartamayay doorasho kursi ka banaanaa Golaha Shacabka Soomaaliya. Goobta ay ka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Wararka Warsn caawa waxaa idin soo gaarsiinayaa wariye Bilaal waxaa soo diyariyay C/kariin [Jakaatara] xagii na waa dha geeysiga Dhageyso:-Warka fidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: September…
Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa muujineysaa inkastoo xoogaa horumar ah uu jiro, sharci la’aantu ay hortaagantahay horumarka Baydhabo Somaliya-{WMN}Soomaaliya waxay horumar ka sameysey hubinta xaqa xorriyadda hadalka laakiin waxay u baahan…
Akhriso:-Dowlada Federalka oo amar deg-deg ah dul dhigtey madaxda maamul goboleedyada
Baydhabo Somaliya{WMN}-Dawladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku shirsan Kismaayo ku amartay in ay keenaan xisaab-celin ku aaddan “isticmaalka lacagaha dawladda dhexe ay u gudbiso dawlad goboleedyada”. Warqad todobaadkan…
Baydhabo Somaliya-{WMN} Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa wareegto ku magacaabay guddoomiyaasha qaar kamid ah Maxkamadaha degmooyinka gobolka Banaadir iyo garsoorayaal. Guddoomiyaha Maxkamada degmada Xamarweyne ayaa loo…
Dhageyso+Akhriso:-Shirkii Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo afartii cisho ee la soo dhaafay ka socday magaalada Kismaayo ayaa goor dhow la soo gabagabeeyay
Baydhabo Somaliya-{WMN} War murtiyeed Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ka soo saareen ayay ug hadleen dhinacyada amniga, siyaasadda, arrimaha dastuurka iyo doorashooyinka. Maamul goboleedyada ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay faragelin…










