Baydhabo Somaliya-{WMN} Waxaa waraysigiisa ku sheegay Mr.Cheif Sagaareey, in ay ka filayaan Bulshada ku abtirsata Deegaanada looga hadlo Af-Maayga, ammaan iyo bogaadin ku aadan dadaalka ay ugu jiraan horumarinta Af-Maayga iyo natiijadii ka soo baxday shirkii ka dhacay magaalada Boros ee dalka Sweden.
Dhagayso: waraysiga dhamaystiran e Cabduqaadir Rmrd Chief Sagaareey.