Home WARARKA MAANTA Dhageyso+Sawiro:-Shan Siyaasiyiin can ah oo koonfur Galbeed ksoo jeeda ayaa Barqadii maanta oo Axad ah kazoo dagey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo,Halkan oo la qorsheynayo in 17-ka Novembar ee sanadkan ka dhacdo Doorashada Madaxweyne ee Koonfur Galbeed.