Baydhabo Somaliya{WMN}- Godoomiyaha Doorashada iyo 17 xubin oo isogo jira masuliyin iyo xubno kale oo ka tirsan Godiga doorashada ayaa is cazilay Caawa Arrintan ayaa ah mid ku cusub siyaasada…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November…
Dhageyso+SAWIRO:-Malaaqyada KGS oo ku Dhawaqay in ay dib u dhigeen Dorashada
Baydhabo Somaliya{WMN}-Malaqyada Koofur Galbeed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa Shirkoda Jaraid waxay ku dhawaaqeen in dib loo dhigay doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed oo lagu waday inay…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 6th, 2018 by…
Dhageyso+Sawiro:-Xubnaha kaharay Gudiga Doorashooyinka KGS oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada baydhabo aya sheegay in ay sharcidaro tahay xubnihii iscasilay
Baydhabo Somaliya{WMN}-Gudiga Doorashooyinka koonfur galbeed soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada baydhabo aya sheegay in ay sharcidaro tahay xubnihii iscasilaysidookalena waxay xubnahan sheegeen in ay Doorashada waqtigeeda kudhici doonto…
Baydhabo Somaliya{WMN}- waxaa deqiiqada kahor is cazidaad ku dhawaaqay madaxweeynihii Dowlad Gobeledka kGS waxaw na sheegay sidookale inoosan o soo tartamidonin xilka musarax kgs Madaxweynihii hore ee dowlad Gobeleedka kgs xilkii…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…







