Baydhabo Somaliya{WMN}-Xarunta Madaxtooyada Koonfur galbeed ayaa xaalkeeda ahaa sida muuqalka ka aragtaan oo ah in koox koox dadkii meesha joogay u taagnaayeen,bahda saxaafada ayaa qeybna ka ahaa kuwa dhowrayay waxaa…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono Wariye Muxiidiin Xusni Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 7th, 2018 by…
Akhriso:-Qarax ka dhacay Muqdisho oo ku dhintey Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle
Baydhabo Somaliya{WMN}- Cabdiweli Maxamed Ibraahin oo kamid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa ku dhintey qarax ka dhacay goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho. Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa intooda badan waxa ay…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 8th, 2018 by…
Akhriso:-Eritrea Ethiopia iyo Somalia ma yeelan doonaan mustaqbalka Saddex Madaxweyne”
Baydhabo Somaliya{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in Geeska Afrika ay yeelan doonaan hal madaxweyne halka ay hadda maamulaan Saddex Madaxweyne xilli uu qudbad ka jeedinayay munaasabad lagu furayay…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saaray Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 10th, 2018 by…
Akhriso:-Golaha Wasiirada oo Warbixin ka Dhagaystay Golaha Dhaqaalaha Qaranka
Baydhabo Somaliya{WMN}- Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ku saabsan xoojinta dib-u-habeynta nidaamka maaliyadda dalka iyo horumarrada laga gaaray ka dhagaystay Golaha Dhaqaalaha Qaranka. Shirka Golaha Wasiirrada oo…










