Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa kulan ku yeeshay Guddiga joogtada ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed,iyaga oo ku iclaamiyay waqtiga ay dhaceyso doorashada. 17 Bishaan ayaa qorshuhu ahaa in doorashada…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warka Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Shukri Ismaaciil [Bidhan] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Akhriso:-Kulanka Khamiis laha a haa ee Golaha wasiirrada Soomaaliya Oo Looga Hadlay Tirakoobka Shaqaalaha iyo Qorshaha Dayn Cafinta
Baydhabo Somaliya{WMN}-Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa shir ay maanta ku yeesheen Muqdisho uga hadlay tirakoobsha shaqaalaha dawladda, xubinnimada Soomaaliya ee suuqa ganacsiga Bariga iyo Koofurta Afrika iyo qorshaha geeddi socodka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 15th, 2018 by…
Akhriso:-Baarlamaanka Koofur Galbeed Soomaaliya oo kulmay iyagoona ujeedkoodu ahaa sidii ay ansixin lahaayeen gudiga qabanqaabada doorashooyinka koofur galbeed
Baydhabo Somaliya{WMN}-Baarlamaanka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa kulmay iyagoona ujeedkoodu ahaa sidii ay ansixin lahaayeen gudiga qabanqaabada doorashooyinka koofur galbeed oo la magacaabayay kadib markii ay gudiga joogtada baarlamaanka koofur galbeed…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 17th, 2018 by…









