Duqeymo qasaaro geystey oo ka dhacey gobolka jubadaxa dhexe Wararka naga soo gaaraya gobolka jubada dhexe ayaa xaqiijinaya in habeenkii xalay ahaa kadhaceen magaalooyinka Bu’aale iyo Jilib ee katirsan gabalka…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}- Qarax miino ayaa maanta duhurkii ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo lala eegtay gaari uu watay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya. Qaraxan ayaa ka dhacay agagaarka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 18th, 2018 by…
Akhriso:-Golaha Shacabka oo Ka Dhageystay Warbixino Maamulka Jaamacadda Umadda
Baydhabo Somaliya{WMN}-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ka dhageystay maamulka sare ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed (JUS). Warbixinta ayaa la xiriirtay dib u yagleelida Jaamacadda, hormarada ay…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified:…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Dhageyso:-Waziirka Maaliyada DF Beyle oo ka jawabay eedeytii Golaha Shacabka
Baydhabo Somaliya{WMN}-Waziirka Wasaarradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa jawaab ka bixiyay eedeyn uga timid guddiga Maaliyada u qaabilsan Golaha Shacabka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in uu arkay warbixinta…
Dhageyso+Sawiro:-Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Pro. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa galinkii danbe soo gaaray Magaalada Baydhabo.
Somaliya{WMN}-Baydhabo Waxaa ku soo dhaweeyay garoonka Shaati gaduud musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha KGS qaar ka tirsan xildhibaanada KGS, Odayaasha Dhaqanka, dhalinyarad iyo haweenka xaafadha oo ku labisnaa dharka hidaha…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…








