Somaliya{WMN}-Baydhabo Waxaa ku soo dhaweeyay garoonka Shaati gaduud musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha KGS qaar ka tirsan xildhibaanada KGS, Odayaasha Dhaqanka, dhalinyarad iyo haweenka xaafadha oo ku labisnaa dharka hidaha iyo dhaqanka.
Soo dhawayn kadib waxaa uu garoonka kula hadlay Prof, Jawaari warbaahinta oo uu uga warbixiyay ujeedadada safarkisa.
Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Federaalaka Soomaaliya soo dhaweyntiisa kama soo qaybgalin siihayaha xilka madaxweynaha KG ahna gudoomiyaha Baarlamaanka Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa madaxtooyada kulama kulmin, waxaa Pro Jawaari loo galbiyay taliska qaybta lixdamaad ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya halkaasoo uu ku hayanayo caawa.
+